Badeecooyin iyo Adeegyo Tayo Leh
Adeegyada Dhismaha
Waxaan ka shaqeynaa horumarinta bulshada ku nool goobaha mashaariicda annagoo bixinna agab, taageero iyo xirfado horseeda nolol wanaagsan iyo horumar waara.
Adeegyada Warbaahinta
Waxaan bixinnaa adeegyo warbaahineed oo dhameystiran sida suuq-geynta, xayeysiinta baraha bulshada, iyo dhisidda sumadda ganacsiga si loo gaaro yoolalkaaga.
Adeegyada Ganacsiga Beeraha
Waxaan bixinnaa wax soo saar tayo leh oo beeraha ah sida caanaha, hilibka lo’da, cambe, moos, iyo dalagyo kala duwan.
Adeegyada ICT-ga
Waxaan kuu haynaa xalal casri ah oo tiknoolojiyadeed kuwaas oo bixiya natiijooyin wanaagsan, adeeg tayo leh iyo qiimo macquul ah.